Dataset Viewer
text
string | audio
audio |
|---|---|
Aamina naftaada wax walba waad awoodaa inaa sameeyso
| |
Aaminaada naftaada waa mid kaa caawinaysa inaad horumar gaarto
| |
Afafka qalaad barashadoodu waxay furaan fursado badan
| |
Akhrinta sheekooyinka carruurta waxay horumarisaa awoodda afka iyo fahamka
| |
Akhrisku waa furaha guusha waxbarasho
| |
Aqoon la’aan waa iftiin la’aan
| |
Aqoonta la barto waxay fududeysaa helitaanka shaqo wanaagsan
| |
Aqoontu waa awood
| |
Arday kasta wuxuu u baahan yahay dhiirigelin
| |
Ardayda dadaalka badan waxay gaaraan guul sare
| |
Ardaydu waa mustaqbalka dalka kuwa xukumi doono
| |
Ardaydu waxay baran doonaan xirfado cusub
| |
Ardaydu waxay hadda ku guda jiraan diyaarinta shaqo guriga
| |
Ardaydu waxay si fiican ugu diyaargaroobeen imtixaanka
| |
Ardaydu waxay soo dhammeeyeen imtixaanka sannadkii hore
| |
Ardayga dadaalaa wuxuu gaaraa guusha
| |
Ardayga dadaalka badan wuxuu mar walba helaa guul waarta
| |
Ardayga guuleysta waa kan qorshaha leh
| |
Ardaygu waa dhaxal sugaha aqoonta horseedka isbedelka milkiilaha aqoonta iyo midka dhisa berrito maskax cusub
| |
Ardaygu waa iftiinka barashada rajada mustaqbalka qofka kobcinaya aqoonta kan wax cusub barta furaha mustaqbalka
| |
Ardaygu waa inuu leeyahay yool waxbarasho
| |
Ardaygu waa kan baranaya si uu wax u horumariyo Ardaygu waa xuddunta bulshada Ardaygu waa rajada waalidka
| |
Ardaygu waa mid bartay si uu bulshada ugu adeego Ardaygu waa qof firfircoon Ardaygu waa qof diyaar u ah inuu wax barto
| |
Ardaygu waa mustaqbalka bulshada hal abuurka berrito raad raaca horumarka iyo rajada bulshada
| |
Ardaygu waa qof baranaya si uu wax u beddelo Ardaygu waa aragtida berrito Ardaygu waa dhaxalka ummadda
| |
Ardaygu waa qof dadaala si uu guul u gaaro Ardaygu waaqofka la jaanqaadi kara casriga Ardaygu waa qofka mustaqbalka maamuli doona Ardaygu waa qof bartay si uu wax usaxo
| |
Ardaygu waa qof mar kasta la taliya macallinkiisa qof kobcinaya xirfadiisa aqooneed qof la jaanqaadi kara casriga cusub
| |
Ardaygu waa qof u halgama waxbarashada Ardaygu waa qof jecel horumarka Ardaygu waa qof wax ka barta qaladaadkiisa Ardaygu waa qofka waxbarashadu u tahay furaha
| |
Ardaygu waa qof xiran xariirka macallinka Ardaygu waa qofka bulshada hagi doona Ardaygu waa qofka keeni kara xalka dhibaatooyinka Ardaygu waa qof xurmo u haya macallinkii
| |
Ardaygu waa qofka keeni kara hal abuur cusub Ardaygu waa mustaqbal ifaya Ardaygu waa qof jecel cilmi baarista Ardaygu waa kan barta si uu aqoontiisa u wadaago
| |
Ardaygu waa qofka ku dadaalaya horumarka Ardaygu waa qofka kobcinaya aqoon cusub Ardaygu waa qof wax dhisa
| |
Ardaygu waa shakhsiga la filayo inuu wax badalo Ardaygu waa qof u baahan macallin fiican Ardaygu waa qofka maskaxdiisa kobcinaya
| |
Ardaygu waacuriyaha cilmi baarista Ardaygu waa nolosha barashada iyo qofka hoggaaminaya jiilka dambe
| |
Ardaygu wuxuu ka shaqeynayay cilmi baaris sannadkii hore taasoo hadda horumar laga gaaray
| |
Asalamu caleeykum sidee tahay
| |
Asxaabta runta sheegta waa kuwa la isku hallayn karo
| |
Baaskiil wadashadu waxay caawisaa lafdhabarta qofka
| |
Bandhigyada dhaqanka ee dalkayga lagu qabto waxay soo bandhigaan hidaha iyo dhaqanka soo jireenka ah
| |
Barashada afafka kale waxay furaysaa fursado badan
| |
Barashada cilmiga kombuyuutarka waa fursad weyn
| |
Barashada saynisku waa muhiim
| |
Beerta waxay leedahay ubaxyo midabo kala duwan leh kuwaas oo udgoon fiican leh Shimbiraha waxay dul fadhiyaan laamaha geedaha iyaga oo si farxad leh u heesaya
| |
Biyo badan cab si maskaxdaadu u ahaato mid firfircoon
| |
Bulshada aqoonta leh waxay mar walba horumar ka gaartaa dhinac kasta
| |
Bulsho waxbaratay ma aqbasho cadaalad darro ama horumar la’aan
| |
Buugaag tiina kala fura
| |
Buugaagta aqoontooda la akhriyo waxay kobciyaan garashada
| |
Buugaagta dhaqanka Soomaalida aad ayaan u akhriyaa
| |
Buugaagta sayniska waxay ka caawiyaan ardayda inay fahmaan cilmiga
| |
Buugaagta waa in la xiraa ka dib casharka markaad dhameeysaan
| |
Buugaagta xiisaha leh aad ayaan u akhriyaa
| |
Buugaagtu waa saaxiibka ugu fiican ee waxbarashada
| |
Buuggii wuu akhriyay
| |
Caajisku wuxuu caqabad ku noqdaa horumarka shaqada
| |
Cabsidu ma caawiso dadaalka ayaa guusha keena
| |
Caqabad kasta oo waxbarasho waa fursad lagu kororsado xigmad iyo xirfad
| |
Carruurtu waxay jecel yihiin inay sheekooyinka ka bartaan geesinimada iyo samafalka
| |
Carruurtu waxay sheekooyinka u arkaan daaqad cusub oo ay ku daawadaan dunida hal abuurka
| |
Caruurtu waxay la ciyaaraan waalidkooda maalmaha oo fasaxu yahay
| |
Casharku wuu xiiso badan yahay
| |
Cilmi baarayaashu waxay hadda baadhayaan xal cusub oo tiknoolajiyadda ku saabsan
| |
Cilmi baarista tiknoolojiyadda cusub aad ayaan u xiiseeyaa
| |
Cilmi baaristu waa furaha hal abuurka
| |
Cilmi baaristu waa hab lagu ogaado xog cusub
| |
Cilmi nafsigu wuxuu ka caawiyaa ardayda fahamka naftooda
| |
Cilmiga barashadiisu waa nolol
| |
Cilmigu waa mid aan dhammaaneyn
| |
Ciyaaraha buuraha lagu fuulo waxay u baahan yihiin adkeysi
| |
Ciyaaraha casriga ah waxay leeyihiin sharciyo cadcad
| |
Ciyaaraha fudud waxay xoojiyaan murqaha jirka
| |
Ciyaaraha orodka dheer waxay u baahan yihiin adkeysi badan
| |
Codkaaga hoos u dhig
| |
Cuntada waa inay noqotaa mid caafimaad leh
| |
Cunto karintu waa farshaxan dadka qaar aad u xiiseeyaan
| |
Dabaasha waa mid ka mid ah ciyaaraha ugu faa iidada badan
| |
Dabeecadaha sheeko dhaqameedyadu waa kuwo ka tarjuma halganka nolosha
| |
Dadaal kasta oo aad bixiso wuxuu kuu keenaa guul
| |
Dadaal la’aan horumar ma jiro
| |
Dadaalka joogtada ah wuxuu horseedaa guul waxbarasho
| |
Dadaalka xad dhaafka ah mararka qaar wuxuu sababi karaa daal joogto ah
| |
Dadka beerta jooga waxay ku raaxaysanayaan quruxda dabiiciga ah iyo jawiga deggan Geedaha waaweyn ee beerta dhexdeeda ah waxay bixiyaan hoos raaxo leh
| |
Dadka beerta yimaada waxay mararka qaar la fadhiistaan saaxiibadood si ay ugu sheekeystaan
| |
Dadka hawlkarka ah waxay nolosha ka helaan farxad
| |
Dadka isku kalsoon waxay sameeyaan xiriir adag oo waara
| |
Dadka maskaxda furan waxay abuuraan xalal shaqo oo wax ku ool ah
| |
Dadka qaar waxay ku nool yihiin guryo waaweyn
| |
Dadka qorshaha leh ma dareemaan jahawareer shaqo
| |
Dadka shaqada ka hela waxay dareemaan nafis iyo qanacsanaan
| |
Dadka si habsami leh u shaqeeya waxay gaaraan yoolkooda si degdeg ah
| |
Dadka wanaagsan waxay helaan saaxiibo wanaagsan
| |
Dadka waqtigooda si sax ah u maamula waxay mar walba gaaraan natiijooyin wanaagsan maxaa yeelay waxay mudnaan siiyaan howlaha muhiimka ah
| |
Dadka wax bartay waxay haystaan fursado ee shaqooyin ku helaan
| |
Dadka waxbartay waa kuwa qaabeeya mustaqbalka bulshadeenna
| |
Dalkaygu waa mid hodan ku ah dhaqanka iyo taariikhda Magaalooyinka waaweyn waxay leeyihiin dhismayaal casri ah
| |
Dalxiisku waa hab fiican oo lagu nasto
| |
Dhakhtarku wuxuu ila taliyay in aan cabbo biyo badan si loo hagaajiyo caafimaadkayga
| |
Dhammaan dadka waa in ay helaan waxbarasho tayo leh
| |
Dhegeysiga sheeko dhaqameedku waa hab madadaalo leh oo lagu barto taariikhda iyo qiyamka
| |
Dhibaatada waxbarasho waa in si sax ah loo xalliyo
| |
Dhulka cagaaran waa in la dhowraa Biyaha waa in aan la wasakheynin
|
End of preview. Expand
in Data Studio
README.md exists but content is empty.
- Downloads last month
- 4